Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Faallo:-Xasan Shiikh,waa musalaf Siyaasadeed.!!
    Puntland

    Faallo:-Xasan Shiikh,waa musalaf Siyaasadeed.!!

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 8, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xasan,waa musalaf Siyaasadeed,waana ku saaqiday Xirfada Siyaasada.!

    Dukaan kacay,ayuu la mid yahay.!

    Hadii Dadka caadiga ah ay bartaan Siyaasadaada,waa kuu dhamaatay,waana mid ka mid ah calaamadaha muujiya in aad musalaftay.

    Madaxweynihii Jamhuuriyadu in uu noqdo Qofka ugu danbeeya ee Hanbalyeeya dagaalka sifaynta argagixisada ee PL,waa calaamad kale oo aad usoo qaadan karto Siyaasad fashilantay.

    Habayaratee Xasan Warqada usoo tuuray wax dan Siyaasadeed ah isaga uguma jirin,waxaana uga wanaagsanayd in uu aamuskiisa kusii jiro,haatana dagaalkan xataa haduu ku darsado Hub iyo Dhaqaale macno uma samaynayso.

    PL hadalka Xasan macno,ayuu uleeyahay,waana….

    “Libinta,waxaa ugu qiimo badan mida Cadowgaaga iyo Qofka kuugu fog uu qiro”.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.