Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Faallo:-Yaa iska leh Eeda in ay Soomaaliya soo kaban waydo 30-sano kadib?
    Puntland

    Faallo:-Yaa iska leh Eeda in ay Soomaaliya soo kaban waydo 30-sano kadib?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 20, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Farmaajo iyo Xasan,ayaa hor istaagay in Somaliya yeelato caasimad la tartanta kuwa caalamka oo sidaa umadaha kale ula fajacaan qurxdeeda.

    13-kii sano ee udanbeeyay oo Adis ay horumarka samaynaysay,waxaa talada Villa Somaliya iskaga danbeeyay Xasan iyo Farmaajo,waana khasaariyeen dalka oo dib ayay uceliyeen 20-sano.

    Subixii Mw Shariif xilka uu ku wareejiyay Mw Xasan rajada soo kabashadu cirkay maraysay dadkuna hami sare ayay lahaayeen…

    1.Dalkii oo Dastuur laysla ogol yahay yeeshay.
    2.Dalkii oo kmg ka baxay.
    3.Dalkii caasimadiisii oo AS laga saaray.
    4.Xamar oo ay bilaabatay in layskugu soo laabto.

    Waxaase ka danbeeyay….

    1.Dastuurkii laysla ogolaa oo lagu tuntay.
    2.Dalkii oo dib loogu celiyay kaligii talye.
    3.Midnimadii soo kabanaysay oo istaagtay.

    4.Is aaminaadii soo kobcaysay oo joogsatay.
    5.Rajadii oo luntay.
    6.Kala tag oo miiska soo fuulay.

      Fashilka dhacay Labadaa Madaxweyne,ayaa leh.

      Follow on Google News Follow on Flipboard
      Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

      Related Posts

      Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

      March 23, 2026

      Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

      March 23, 2026

      Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

      March 23, 2026
      Latest Posts

      Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

      Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

      Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

      Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

      Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

      Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

      Saamaynta Dhaqaalaha aduunka Ee dagaalka lagu hayo Wadaadada Iran

      Qorshaha Trump Ee dagaalka Iran iyo Todobaadka Afraad?

      Roobabkii Guga oo ka curtay Puntland

      Sadex Todobaad kadib iyo dagaalka Wadaadada Iran ka dhanka ah?

      Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
      • Home
      • Puntland
      • Somalia
      • News in English
      © 2026 Idil News

      Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.