Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Waxaa isbitaalka Martiini ku geeriyootay Fanaanad Faadumo Cali Nakruuma oo kasoo mid noqotay Hoboladii Qaranka ee Waaberi. AUN Marxuum Faadumo Nakruuma ayaa la sheegay inay u geeryootay cudurka COVID-19, oo maalmahan ay u xanuunsanaysa.