Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Fanaanada Soomaaliyeed ee Farxiyo Fiska, oo ka qeybgalaysa xuska 1-da August oo ku beegan 23 sanno-guuradii kasoo wareegtay Aas-aaskii Puntland ayaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha magaaladda Garoowe ee caasimadda Puntland. https://www.facebook.com/Puntlandstatetv/videos/1032327700909237