Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Farmaajo, Isaias Afwerki & Abiy oo ku heshiiyay dhismaha Urur cusub (VIDEO)
    Somalia

    Farmaajo, Isaias Afwerki & Abiy oo ku heshiiyay dhismaha Urur cusub (VIDEO)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJanuary 27, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Hogaamiyayaasha Itoobiya,Eretereya iyo Somaliya waxay isla qaateen dhismaha Urur Goboleed cusub oo loogu yeeri doono “Iskaashiga Geeska Africa”.

    Madaxdu waxay soo jeediyeen inta aysan uguda galin dhismaha Ururkaas in ay talo waydiiyaan Madaxda kale ee Bariga Africa.

    Dadka la socda siyaasada Geeska Africa waxay sheegayaan in heshiisyadii horay ay ukala saxiixdeen Madaxdan aysan waxba ka socon.

    Si gaar ah Abiye iyo Farmaajo heshiisyadoodii weli way dhaqan gali la’yihiin waxaana soo baxayay bilihii udanbeeyay madmadow kala dhex galay labada Nin.

    https://www.facebook.com/VillaSomaliaOfficial/videos/464810760852592/

    Ilo xog ogaal ah,ayaa sheegaya in Abiye oo ah Nin aan la saadaalin karin uu gadaal ugurtay dhankiisana ay ka socon waayeen wax badan.

    Si kastooy ahaataba waxaa muuqata in Farmaajo la isticmaalay xili loo baahnaa lagana dhigtay Buundo looga gudbay arimo xasaasi ahaa oo Asiyas iyo Abiye dan ugu jirtay.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    March 23, 2026

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    March 23, 2026

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    March 23, 2026
    Latest Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Saamaynta Dhaqaalaha aduunka Ee dagaalka lagu hayo Wadaadada Iran

    Qorshaha Trump Ee dagaalka Iran iyo Todobaadka Afraad?

    Roobabkii Guga oo ka curtay Puntland

    Sadex Todobaad kadib iyo dagaalka Wadaadada Iran ka dhanka ah?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.