Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Gaalkacyo: Wasiirka Caafimaadka Puntland oo baaq u diray Shacabka iyo Dowladda (Daawo)
    Puntland

    Gaalkacyo: Wasiirka Caafimaadka Puntland oo baaq u diray Shacabka iyo Dowladda (Daawo)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyApril 3, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    GAALKACYO (IDIL NEWS)-Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Dowladda Puntland Dr. Jaamac Faarax Xasan, ayaa ugu baaqay Shacabka Puntland inay u istaagaan dhameystirka Dhismaha Isbitaalka weyn ee Gobalka Mudug, kaas oo uu burbur kasoo gaaray Qaraxyadii 2016-kii ka dhacay Gaalkacyo.

    Wasiirka Caafimaadka Puntland ayaa sheegay in uu meel gabo-gabo ah marayo dib u dhiska Isbitaalka weyn ee Gobalka Mudug, balse ay goday lacagtii lagu waday Shaqada, ayna taas xagal daacin karto Howlaha dib u dhiska Isbitaalka oo la rabo in lagu soo gaba-gabeeyo bisha 6 ee sanadkan.

    Waxaa uu sheegay in loo baahan yahay in Shacabka iyo Dowladdu iska kaashadaan sidii loo heli lahaa lacagta loo baahan yahay oo dhan $250,000 kun oo Dollar, isagoona tilmaamay in Wasaaradda Caafimaadka Dowladda Puntland ay ugu yaboohayso 20 kun oo dollar.

    Daawo.

    https://www.facebook.com/DalmarMediaServices/videos/1066783236843881/

    IDIL NEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.