Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Galka Baarista: Dhallinyaradii ka tagay Mareykanka ee ku biiray Al-Shabaab (VIDEO)
    Somalia

    Galka Baarista: Dhallinyaradii ka tagay Mareykanka ee ku biiray Al-Shabaab (VIDEO)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJanuary 28, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Barnaamijka Galka Baarista waxa uu maanta ku saabsan yahay qaar ka mid ah dhallinyaradii Soomaaliyeed ee ka tagay dalka Mareykanka, ee ku biiray ururka Al-Shabaab, oo qaarkood hadda kasoo goostay ururka iskuna dhiibay dowladda Soomaaliya.

    Laba ka mid ah dhallinyaradan oo la hadlay barnaamijka Galka Baarista, balse codsaday inaan codkooda la baahin, ayaa sheegay inay mareen barnaamijka dhaqan-celinta dowladda Soomaaliya. Barnaamijka waxaa soo jeedinaya Haaruun Macruuf.

    Xigasho: VOA

    https://www.youtube.com/watch?v=2Y-2UawXuJQ
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    March 23, 2026

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    March 23, 2026

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    March 23, 2026
    Latest Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Saamaynta Dhaqaalaha aduunka Ee dagaalka lagu hayo Wadaadada Iran

    Qorshaha Trump Ee dagaalka Iran iyo Todobaadka Afraad?

    Roobabkii Guga oo ka curtay Puntland

    Sadex Todobaad kadib iyo dagaalka Wadaadada Iran ka dhanka ah?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.