Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Galkacyo oo yeelatay Hotel casriya oo Five Star ah
    Puntland

    Galkacyo oo yeelatay Hotel casriya oo Five Star ah

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 6, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ku dhawaad $3-Milyan,ayaa ku baxay dhismaha Hotelkan oo ah (Caduun Hotel Galkacyo).

    Qaybtiisa 1-Aad,waxaa laga dhisay Caasimada siyaasada PL Garowe.

    Galkacyo macno gaar ah,ayuu uleeyahay dhismaha Hotelkan…..

    1.Waa shaqo abuur.
    2.Waa dhiirigelin maalgashi.
    3.Waa fursad ganacsi.
    4.Waa xoojin amni.
    5.Waa dhiirigelin shacab.
    6.Waa abuurid Il Canshuureed.
    7.Waa muujin lahaansho.

    Ganacsadaha maalgashtay Hotelkan,waa ka faa’idayaa…

    B.Qaybta jiifka,waa ka faa’idayaa.
    T.Qaybta Cuntada,waa ka faa’idayaa.
    J.Qaybta Xafladaha,Shirarka iyo Aroosyada,waa ka faa’idayaa.

    Galkacyo,waa magaalo weyn oo ku taal meel muhiim ah kuna wanaagsan ganacsiga in la maalgashtana ay tahay fursad weyn.

    In ka badan 25-Hotel,ayaa ku yaal Galkacyo marka laga reebo Laba Hotel intooda kale,waxaa lagu tilmaami karaa Dudumooyin.

    Ganacsadaha Caduun Hotel dalka keenay,wuxuu uqalmaa in la siiyo Biilad Sharaf,isla markaana Duqa soo socda ee Galkacyo loo doorto.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    March 23, 2026

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    March 23, 2026

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    March 23, 2026
    Latest Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Saamaynta Dhaqaalaha aduunka Ee dagaalka lagu hayo Wadaadada Iran

    Qorshaha Trump Ee dagaalka Iran iyo Todobaadka Afraad?

    Roobabkii Guga oo ka curtay Puntland

    Sadex Todobaad kadib iyo dagaalka Wadaadada Iran ka dhanka ah?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.