Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Garoowe: Puntland oo ugu baaqday Warbaahinta inay ilaashaan Xuquuqda Dhibanayaasha
    Puntland

    Garoowe: Puntland oo ugu baaqday Warbaahinta inay ilaashaan Xuquuqda Dhibanayaasha

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyApril 20, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    GAROOWE (IDIL NEWS)-Agaasimaha Waaxda Jinsiga ee Wasaaradda Haweenka iyo Arrimaha Qoyska Dowladda Puntland Aamino Maxamed Nuur, ayaa sheegtay in Warbaahinta Soomaalida, gaar ahaan kuwa Degaanada Puntland ay ku tunteen Xuquuqaha Haweenka Dhibanaha ah.

    Aamino Nuur ayaa Sheegay in looga baahan yahay Warbaahinta inay ilaashaan Xuquuqaha ay lee yihiin Dadka Dhibanayaasha ayna ka fogaadaan inay soo bandhigaan Wajiyada Haweenka ah Dhibaneyaasha, taas oo ay sheegtay inay wax yeelayso Mustaqbalkooda Berri.

    Ugu dambeyntii, Agaasimaha Waaxda Jinsiga ee Wasaaradda Haweenka iyo Arrimaha Qoyska Dowladda Puntland Aamino Maxamed Nuur, ayaa tilmaamtay inay Dowladda Puntland dadaal ugu jirto dhowrista iyo Cadaalad helista Dhibanayaasha.

    Daawo.

    IDIL NEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.