Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Garoowe: Shaqaalaha Dowladda Puntland oo berrito la fasaxay (Daawo)
    Puntland

    Garoowe: Shaqaalaha Dowladda Puntland oo berrito la fasaxay (Daawo)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyApril 10, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    GAROOWE (IDIL NEWS)-Wasiirka Wasaaradda Shaqadda, Shaqaalaha, Dhalinyarada iyo Ciyaaradaha Dowladda Puntland Jaamac Faarax Muuse, oo Shir Jaraa’id ku qabtay Magaalada Garoowe ayaa sheegay inay fasax yihiin maalinimada birrito ah oo khamiis ah dhamaan shaqaalaha Dowladda ee ka howlgalla degaanada Puntland..

    Wasiir Shaqada iyo Shaqaalaha ayaa sheegay in berrito loo fasaxay shaqaalaha Dowladda, inay ka qeyb noqdaan Roob-doon balaaran oo ka qabsoomeysa Guud ahaan Degaanada Puntland, taas oo ay Golaha Wasiiradu iclaamiyeen Khamiistii lasoo dhaafay ay ku yeesheen Magaalada Boosaaso.

    Wasiirka ayaa sidoo kale sheegay in dhamaan berrito la xirayo Goobaha Ganacsiga iyo Waxbarashada ee Degaanada Puntland, si loo sameeyo alle bari balaaran.

    Daawo.

    https://www.facebook.com/WarbaahintaDawladaPuntland/videos/314209649262992/

    IDIL NEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.