Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Garoowe: Shirka 5-aad ee Golayaasha sharci-dejinta Soomaaliya oo maanta Furmaya
    Puntland

    Garoowe: Shirka 5-aad ee Golayaasha sharci-dejinta Soomaaliya oo maanta Furmaya

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyApril 8, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    GAROOWE (IDIL NEWS)-Waxaa maanta oo Isniin ah lagu wadaa in Magalaada Garoowe ee Caasimadda Dowladda Puntland, uu ka furmo Shirka Shanaad ee Golayaasha sharci-dejinta ee Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowlad Goboleedyada.

    Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mahad Cabdalla Cawad iyo Guddoomiyeyaasha Baarlamaanada Dowlad Gobaleedyada Jubbaland , Koonfur Galbeed iyo Hirshabeelle, ayaa shalay soo gaaray Magaalada Garoowe, waxaana shirkaas laga reebay Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug, sida ay sheegayaan Wararku.

    Shirka Golayaasha sharci dejinta ayaa waxaa uu socon doonaa mudo saddex Cisho ah, in kastoo aan la soo bandhigin ajendaha shirkaas ayaa hadana waxaa la filayaa inay ka hadlaan wadashaqeynta iyo sidii loo xoojin lahaa goleyaasha Shari-dejinta Dowladda Federaalka iyo Dowlad Gobaleedyada.

    https://www.facebook.com/DabaraaniMediaInc/videos/857264231287433/

    IDIL NEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.