Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Garoowe: Shirka ka wada tashiga hindise sharciyadeedka shirkadaha Dalka oo la soo gabagabeeyay+Sawirro
    Somalia

    Garoowe: Shirka ka wada tashiga hindise sharciyadeedka shirkadaha Dalka oo la soo gabagabeeyay+Sawirro

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyNovember 19, 2019Updated:November 19, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Shirka ka tashiga Hindise sharciyadeedka Shirkadaha Dalka oo u dhaxeeya Guddiga Maaliyadda iyo Dhaqaalaha Golaha Aqalka sare iyo Dowladaha xubnaha ka ah Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xalay lagu soo gaba-gabeeyay Magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland.

    Shirka ayaa waxaa ka qeyb galay Guddiga maaliyadda iyo dhaqaalaha Golaha Aqalka sare, Wasaaradda ganacsiga iyo Wershadaha Dowladda Federaalka iyo Dowlad Gobaleedyada iyo qaar ka mid ah Xil-dhibaannada Baarlamaanka Dowlad Goboleedyada.

    Ujeeddada kulanka ayaa ahaa dhageysiga talooyinka Dowladaha xubnaha ka ah Dowladda Federaalka Soomaliya ee ku aaddan hidise sharciyadeedka shirkadaha, kaas oo horyaalla Golaha Aqalka sare ee Dalka.

    Gabagabada Shirka Wada-tashiga ee u dhaxeeyay Dowlad Gobaleedyada Dalka, Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Soomaaliya, Guddiga Maaliyadda iyo Dhaqaalaha Golaha Aqalka sare ayaa kusoo dhamaaday jawi wanaagsan.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    March 23, 2026

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    March 23, 2026

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    March 23, 2026
    Latest Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Saamaynta Dhaqaalaha aduunka Ee dagaalka lagu hayo Wadaadada Iran

    Qorshaha Trump Ee dagaalka Iran iyo Todobaadka Afraad?

    Roobabkii Guga oo ka curtay Puntland

    Sadex Todobaad kadib iyo dagaalka Wadaadada Iran ka dhanka ah?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.