Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Garoowe: Wasiir Aamino “Odayaasha dhaqanku door kuma yeelan doonaan Cadaalada helida Haweenkii la kufsaday” (Daawo)
    Puntland

    Garoowe: Wasiir Aamino “Odayaasha dhaqanku door kuma yeelan doonaan Cadaalada helida Haweenkii la kufsaday” (Daawo)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyApril 17, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    GAROOWE (IDIL NEWS)-Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Arrimaha Qeyska Dowladda Puntland Marwo Aamino Cismaan Xaaji Jaamac, ayaa Sheegtay in aysan Odayaasha dhaqanku wax door ah ku yeelan doonin Cadaalad mudashada kuwii ka dambeeyay kufsiyadii ka dhacay Degaanada Dowladda Puntland.

    Wasiir Aamino ayaa sheegtay inay Dowladda Puntland tilaabo adag ka qaadeyso kooxaha arxan laa wayaasha ah ee ka dambeeyay kufsi iyo Dilalka ka dhacay Degaanada Puntland.

    Waxaa ay sheegtay in aysan jirin cid looga heybaysanayo in looga leexdo in la marsiiyo Cadaalada kuwa Dulmiyay Haweenka, Iyadoona ugu baaqday Shacabka Puntland inay ka war sugaan Laamaha garsoorka iyo Dowladda Puntland oo gacanta kula jira soo afjarida baaritaanka kiisaskii dhacay.

    Daawo.

    https://www.facebook.com/GobaadMediaOnilne/videos/683716292085548/

    IDIL NEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.