Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Garoowe: Wasiir Gamacdiid “Puntland waxaa ka bilaabanaya olalaha Guri iyo Geed” (Daawo)
    Puntland

    Garoowe: Wasiir Gamacdiid “Puntland waxaa ka bilaabanaya olalaha Guri iyo Geed” (Daawo)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyApril 17, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    GAROOWE (IDIL NEWS)-Wasiirka Deegaanka, Beeraha & Waraabka Ismaaciil Diiriye Gamacdiid, ayaa ka hadlay muhiimada ay lee dahay in la beero dhirta, isagoona ugu baaqay Shacabka Puntland inay bilaabaan beerista Geedaha.

    Wasiir Gamacdiid oo ka hadlay Xuska ololaha Maalinta Dhir beerista Puntland, oo maanta lagu qabtay Magaalada Garoowe, ayaa sheegay in Dhirtu ay faa’idooyin badan u lee yihiin Bulshada, sidoo kalena ay ka qeyb qaadato bilicda Degaanka.

    Waxaa uu sheegay in Dhirtu ay tahay Nolasha aadamaha, isagoona xusay in dhirtu ay soo jiidato Roobka, isagoona ugu baaqay Shacabka inay ka qeyb-qaataan Olalaha Guri iyo Geed ee ay dhowaan si wadajir ah u bilaabayaan Wasaaradda Degaanada iyo Dowladaha Hoose ee Puntland.

    Daawo.

    https://www.facebook.com/WarbaahintaDawladaPuntland/videos/2220235881623980/

    IDIL NEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.