Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Garoowe: Xildhibaano ka hor-yimid Miisaaniyadda Puntland ee 9 bilood ee ka hartay 2019 (Daawo)
    Puntland

    Garoowe: Xildhibaano ka hor-yimid Miisaaniyadda Puntland ee 9 bilood ee ka hartay 2019 (Daawo)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMarch 30, 2019Updated:March 30, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    GAROOWE (IDIL NEWS)-Xildhibaanada Golaha Wakiilada Dowladda Puntland, ayaa maanta su’aalo ku aadan Miisaaniyadda Dowladda ee sagaal bilood ee ka hartay 2019-ka, weydiiyay Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland.

    Qaar kamid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Puntland ayaa si adag uga hor-yimid Miisaaniyadda, iyagoona sheegay inay muhiim tahay in dib loogu laabto.

    Sidoo kale, Xildhibaanada ayaa su’aalo ka keenay Qoondada Miisaaniyadda laga siiyay Wasaaradaha qaar, gaar ahaan Wasaaradaha Cadaalada iyo Cafimaadka, waxaana ay sheegeen in ay muuqato in Xukuumadda cusub aysan dooneyn in wax laga qabto arrimaha Cadaaladda iyo Caafimaadka.

    Daawo.

    IDIL NEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.