Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Taliyaha Ciidanka Booliska Jen. Xijaar ayaa faray dhammaan Ciidanka Booliska in ay ku ekaadaan shaqadooda oo ah sugidda amniga muwaadiniinta iyo hantidooda, sidoo kale si fiican ula dhaqmaan Shacabka Soomaaliyeed.