Muqdisho: 19 February 2026: Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullahi Deni,ayaa ka qaybgalay Shirka Golaha Mustaqbalka Soomaaliya iyo Dowladda Federaalka ah oo ka furmay xarunta Madaxtooyada ee Villa Soomaaliya.
Kulankan,ayaa looga xaajoonayaa doorashooyinka Qaran,waxaana ka qaybgalaya GMS oo ay ku midaysan yihiin Madasha samatabixinta,PL iyo JL
Dhanka kale,waxaa iyaguna fadhiya DFS oo uu hogaaminayo Mw,Rw,ku xigeenkiisa iyo Golaha Wasiirada.
