Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Golaha amaanka QM oo warbixin kasoo saaraya xasuuqa Laascaanood Ee Muuse Biixi
    Somalia

    Golaha amaanka QM oo warbixin kasoo saaraya xasuuqa Laascaanood Ee Muuse Biixi

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.April 14, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Golaha amaanka ee Qaramada midoobey,ayaa soo saaraya warbixin ku saabsan xasuuqa Laascaanood ee Muuse Biixi.

    Sida xogaha hordhaca ah ay sheegayaan,warbixintaas,waxaa si weyn loogu iftiinshay Maamulka Muuse Biixi.

    Inkastoo Dowlada Ingiriisku ku dadaashay in la khafiifiyo Luuqada adag ee loo isticmaalayo warbixintaas laguna daro eedaymaha maamulka Muuse ku doodayo qaar ka mid ah hadana uma suuroobin.

    Warbixintu in ay saakay soo baxdo ayay ahayd,waxaase dib uriday ilaa Beri Dowlada Ingiriiska oo codsatay in Erayada qaarkood wax laga badalo.

    Sida muuqata Ingiriisku xasuuqa LC,waxuu garab ku siinayaa Muuse Biixi,isagoo uga samaynaya cadaadiska caalamiga ah Xuub difaac.

    Si kastooy tahay dadaalka Maraykanka iyo Shiinaha,ayaa diciifiyay isku dayada Ingiriiska.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.