Golaha mustaqbalka Somaliyed,ayaa iskugu tagaya ilaa Khamiista Magaalada Nayrobi,waxaana laga tashanayaa Sadex Qodob oo kala ah…..
1.Warqada Xasan usoo dhiibay Xamse mala aqbalayaa mise?
2.Hadii la aqbalayo,maxaa shuruud ah oo lagu xirayaa?
3.Hadii la diidayana,maxaa loo cuskanayaa?
Mw Axmed,waa ku sugan yahay Kenya,halka Mw Deni Beri Maanta uu gaaray.
