Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Golaha mustaqbalka Somaliyed oo si adag u eedeeyay Xasan Shiikh
    Puntland

    Golaha mustaqbalka Somaliyed oo si adag u eedeeyay Xasan Shiikh

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 28, 2026Updated:January 28, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Guddiyadii farsamada ee kala matalayey Dowladda Fadaraalka Soomaaliya iyo Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed oo war kasoo saaray kulan ay Muqdisho ku yeesheen.

    Gollaha Mustaqbalka Soomaaliyeed,ayaa si adag u cambaareeyay dhacdadii maanta ka dhacdey Baarlamaanka Federaalka ah.

    Halkan ka akhriso:-

    Muhiimada Xasan,waa in uu fashilmo Shirka soo aadan ee looga xaajoonayo doorashada dalka.

    Xasan,wakhtiga,ayaa ciriiri ku noqday,waxaana fashilmay wax walba oo isku dayay oo uu rabay in uu mudo kororsi ku samaysto.

    Shirka 1-da Febraayo markii hore ciyaar buu ku galay hadase,wuxuu xaqiiqsaday in uu yahay geeridiisa siyaasadeed.

    Xasan marna kama badbaadi karo loolanka loogu keenay Albaabka Villa Somaliya.

    Shirkan xataa haduu guuldaraysto isaga,waa udhimasho siyaasadeed dhanka kale,waa horumar siyaasadeed oo ay sameeyeen.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    March 23, 2026

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    March 23, 2026

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    March 23, 2026
    Latest Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Saamaynta Dhaqaalaha aduunka Ee dagaalka lagu hayo Wadaadada Iran

    Qorshaha Trump Ee dagaalka Iran iyo Todobaadka Afraad?

    Roobabkii Guga oo ka curtay Puntland

    Sadex Todobaad kadib iyo dagaalka Wadaadada Iran ka dhanka ah?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.