Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha Xukuumadda xil-gaarsiinta ah ee DFS Xasan Xubdubey Jimcaale, ayaa magacawday Guddi ka kooban 5 xubnood u saaray baarista rabshadihii ka dhacay Khamiistii Garoonka Aadan Cadde ee Muqdisho.