Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Guddi Wasiiro ah oo loo xil-saaray xaalada amni ee Muqdisho (Daawo)
    Puntland

    Guddi Wasiiro ah oo loo xil-saaray xaalada amni ee Muqdisho (Daawo)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMarch 31, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    MUQDISHO (IDIL NEWS)-Guddi Wasiiro ah ayaa loo xil saaray Xaalada amni ee Magaalada Muqdisho, kaddib kulan deg deg ah oo ay yeesheen Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.

    Kulanka oo ahaa mid xasaasi ah uuna shir guddoomiyay Ra’iisulwasaare Kheyre ayaa lagu faray xubno wasiiro ah inay kasoo tala bixiyaan xaalada amni ee Dalka, gaar ahaan Magaalada Muqdisho oo muddooyinkii ugu dambeeyay ay hareeyeen Qaraxyo mataano ah oo lagu laayay Dad maato ah.

    Guddiga Wasiirada ah ee loo xil-saaray amniga Muqdisho, ayaa waxaa kamid ah Wasiirada amniga iyo Gaashaandhiga, iyadoona la siiyay muddo todabaad ah inay uga soo tala-bixiyaan sugida amniga dalka.

    Daawo.

    IDIL NEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.