Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Guddiga Amniga Gobalka Mudug oo ku dhawaaqay Amaro culus (Sawirro)
    Somalia

    Guddiga Amniga Gobalka Mudug oo ku dhawaaqay Amaro culus (Sawirro)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJune 2, 2021No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Gudoomiyaha Gobalka Mudug Mudane Cabdiladiif Muuse Nuur ayaa shir gudoomiyey shirka Amniga Gobolka Mudug oo isbuucle ahaa.

    Waxaa goob joog ahaa Taliyaha Qaybta Booliska Gobolka Mudug, Gudoomiye Kuxigeenka 2aad ee Gobolka Mudug, Gudoomiyayaasha Maxkamadaha Racfaanka iyo darajada 1aad ee Gobolka Mudug, Duqa Degmada Gaalkacyo.

    Shirkan oo uu shir gudoominayey Gudoomiyaha Gobolka Mudug ayaa la iskula wadaagay xaaladihii ugu danbeeyey ee ka soo cusboonaday guud ahaan Gobolka Mudug iyadoona amaro lagu xoojinayo Amniga Gobolka oo kala ah, maadaama ay bilaabanayso Doorashada Xildhibaanada DFS in Musharaxiinta utartamaya aysan la iman karin baabuurta gaashaaman ee ciidanka iyo in Dowladu Ciidamo gaara oo ay ugu talagashay siinayso oo sugaya amnigooda, si toosa inay ubilaabatay Diiwaangalinta gaadiidka taaso qayb ka qaadanaysa Amniga iyo inaanay dib usoo laaban shaqaaqadii ka dhacday saldhiga Degmada Bursaalax oo ay baaritaano iyo dabagal kuwado dowladu tilaabo dharciyana laga qaadi doono cidkasta oo isku dayda arintaaso kale.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Wefti sare oo QM ka socda oo gaaray Bosaso

    August 26, 2025

    Ciidamada Difaaca PL oo hawlgalo ka fuliyay Toga Gaaca

    August 26, 2025

    Akhriso:-10% Ardayda Puntland oo ku dhacday Imtixaanka Fasalka..

    August 25, 2025
    Latest Posts

    Wefti sare oo QM ka socda oo gaaray Bosaso

    Ciidamada Difaaca PL oo hawlgalo ka fuliyay Toga Gaaca

    Akhriso:-10% Ardayda Puntland oo ku dhacday Imtixaanka Fasalka..

    Akhriso:-Tobanka Arday Ee ugu sareeya Imtixaanka Dugsiyada Sare Ee Puntland

    Faallo:-Loolanka,gaadmada iyo hardanka Siyaasada Somalida

    Wararkii ugu danbeeyay hawlgalka Calmiskaad

    Message from the Puntland Defence Forces Headquarters

    Wararkii ugu danbeeyay dagaalka Baallade Ee Calmiskaad

    Puntland oo Ciidamo cusub gelisay hawlgalka Calmiskaad

    Warbixin:-Kobaca dhaqaale Muwaadinka Somaliyed 5-tii Sano udanbaysay

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.