Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Guddiga amniga Jubbaland oo Shir ka yeeshay la-dagaalanka Al-Shabaab (Sawirro)
    Somalia

    Guddiga amniga Jubbaland oo Shir ka yeeshay la-dagaalanka Al-Shabaab (Sawirro)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyOctober 7, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweyne kuxigeenka  1aad ee Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa Maanta oo Insiin ah shir guddoomiyey kulanka Bilaha ah ee gudiga Amniga Jubbaland,kaas oo bishii hal jeer la qabto.

    Kulanka ayaa waxaa diirada lagu saaray qodobo ay kamid ahaayeen xaaladda amni ee Jubbaland iyo dar dar galinta howlgalada ka dhanka ah Ururka Al-Shabaab.

    Madaxweyne  kuxigeenka  1aad ee Dowlad Goboleedka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa sheegay in Maamulka Saraakiisha Ciidamada kala duwan ee Jubbaland iyo kuwa AMISOM ay kordhinayaan xaqiijinta dhinaca amniga.

    Waxaa uu sheegay in kulanka ita uu socday la isku raacay bilaabida howlgal ka dhan ah Al-Shabaab oo weli ku sugan deegaanno badan oo ka tirsan Maamulka Jubbaland.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    March 23, 2026

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    March 23, 2026

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    March 23, 2026
    Latest Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Saamaynta Dhaqaalaha aduunka Ee dagaalka lagu hayo Wadaadada Iran

    Qorshaha Trump Ee dagaalka Iran iyo Todobaadka Afraad?

    Roobabkii Guga oo ka curtay Puntland

    Sadex Todobaad kadib iyo dagaalka Wadaadada Iran ka dhanka ah?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.