Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Guddiga diyaarinta Sharciga doorashooyinka oo gaaray Dhuusamareeb+VIDEO
    Puntland

    Guddiga diyaarinta Sharciga doorashooyinka oo gaaray Dhuusamareeb+VIDEO

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyOctober 20, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wafdi ka socda Xubnaha Guddiga KMG ah ee  soo diyaarinta Sharciga doorashooyinka qaranka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, ayaa gaaray Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Maamulka Galmudug.

    Wafdiga oo ka ambabaxay Magaalada Muqdisho ayaa marka hore tegay Magaalada Guriceel ee Gobolka Galgaduud, iyaga oo uga soo gudbay dhinaca Magaalada Dhuusamareeb.

    Guddoomiyaha guddiga Doorashooyinka Ee Baarlamaanka Soomalaiya  Xildhibaan C/laahi Abuukar Xaaji {Eng.carab} ayaa hoggaaminaya wafdiga oo ka kooban 9 Xildhibaan,waxaana la filayaa inay la kulmaan Madaxda Galmudug eek u suagn Magaalada Dhuusamareeb.

    U jeedada ugu weyn ee Xubnaha Guddiga soo diyaarimnta Sharciga doorashooyinka ay halkaasi u tageen ayaa waxaa kamid ah inay Madaxda Sare ee Galmudug iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada ay kala hadlaan aragtidooda ku aadan sharciga doorashooyinka.

    Wafdiga Guddiga KMG ah ee  soo diyaarimnta Sharciga doorashooyinka ee tegay Magaalada Dhuusamareeb ayaa waxaa ay kusoo aadeysaa xilli Ahlusunna diidmo ka muujisay Guddigga doorashooyinka Galmudug ee Dowladu Magacaawdey taasoo xalinteeda uu Dhuusamareeb u Joogo Wasiirka Arimaha Guddaha XFS Cabdi Maxamed Sabriye.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.