Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Gudoomiyaha cusub ee Baarlamaanka labaad ee Maamulka Hir-shabeelle Dr. Cabdixakiin Luqmaan Xaaji Maxamuud, ayaa magacaabay Guddiga Doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka Hirshabelle. Guddigan ayaana ka kooban 9 xubnood.