Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Guddiga joogtada Golaha Shacabka oo Maanta Go’aano soo saaraya
    Somalia

    Guddiga joogtada Golaha Shacabka oo Maanta Go’aano soo saaraya

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyOctober 13, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Guddiga Joogtada Ee Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta oo axad ah kulan ku yeelanaya Xarunta Guddiyadda & Guddoonka ee Villa Hargaysa ku ueeshaan kulankooda 1aad ee Kalfadhiga 6aad.

    Ajandaha kulanka Maanta ayaa ah dejinta Ajendayaasha Kalfadhiga 6aad ee Golaha Shacabka oo dhawaan Furmay.

    Kulankooda kadib ayaa la filayaa in Xubnaha Guddiga joogtada ay soo saaraan ajendayaasha ugu soo horeeya ee kal-fadhiga 6aad ee golaha Shacabka.

    Badi Shacabka Soomaaliyeed ayaa waxaa ay xilligaan u dheg taagayaan go’aanada ay qaadan doonaan xildhibaannada Golaha Shacabka Soomaaliya maadaama xilligaan dalka ay ka jiraan mowjado siyaasadeed oo ka dhashay doorashadii ka dhacday Magaalada Kismaayo.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    March 23, 2026

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    March 23, 2026

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    March 23, 2026
    Latest Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Saamaynta Dhaqaalaha aduunka Ee dagaalka lagu hayo Wadaadada Iran

    Qorshaha Trump Ee dagaalka Iran iyo Todobaadka Afraad?

    Roobabkii Guga oo ka curtay Puntland

    Sadex Todobaad kadib iyo dagaalka Wadaadada Iran ka dhanka ah?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.