Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland oo ka qeyb-galay Xaflad ay ku qalin-jabinayeen 179 Arday (VIDEO)
    Somalia

    Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland oo ka qeyb-galay Xaflad ay ku qalin-jabinayeen 179 Arday (VIDEO)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyNovember 10, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil ayaa ka qeyb-galay xafladda qalin-jebinta Dufacadii 7aad ee wax kabaratay Jaamacadda Bariga Afrika faraceeda magaalada Qardho, ardayda oo tiradoodu dhameyd 179.

    Munaasibadda waxaa sidoo kale ka qeyb-galay Wasiiro, xildhibaano, Maamulka Gobolka Karkaar, kan Degmadda Qardho, Maamulka jaamacadda Bariga Afrika, Waxgarad, waalidiin, aqoonyahano, masuuliyiin kala duwan ,ardeyda Jaamacadda iyo marti sharaf kale.

    Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane. Cabdirashiid Yuusuf Jibriil ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray dhammaan ardeyda ka qalin-jebisay Jaamacadda Barika Afrika oo uu sheegay inuu kala qeyb qaadanayo farxadooda iyo guusha ay gaareen maanta, waxaana uu ugu baaqay inay sii wadaan dedaalka waxbarsho ee ay wadaan si ay dalka iyo dadkaba ugaga faa’iideeyaan waxa ay barteen.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Dhismaha garoonka diyaaradaha Galkacyo oo lakala saxiixday

    December 24, 2025

    Faallo:-Khudbadii Madaxweyne Xasan Ee Caawa

    December 24, 2025

    Mucaaradka Muqdisho oo qaadacay doorashada Xasan Shiikh

    December 24, 2025
    Latest Posts

    Dhismaha garoonka diyaaradaha Galkacyo oo lakala saxiixday

    Faallo:-Khudbadii Madaxweyne Xasan Ee Caawa

    Mucaaradka Muqdisho oo qaadacay doorashada Xasan Shiikh

    Faallo:-“Xasan,waa ciyaarayaa waliba ciyaar kaligiis ah oo khiyaali ah”

    Safiirkii Maraykanka Ee Somaliya oo la badalay

    Hawlgalka Midowga Afrika Ee Somaliya oo wakhtiga loo kordhiyay

    Xaafiiska Siyaasada QM Ee Somaliya oo Albaabada layskugu dhufanayo

    Falanqaynta warmurtiyeedka kasoo baxay Shirka Kismaayo?

    Akhriso:-Warmurtiyeedka kasoo baxay Shirka Kismaayo

    Faallo:-Halkee ku wajahnaa hadalka Madaxweyne Faroole?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.