Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Guddoomiye Cirro oo ugu baaqay Taageerayaashiisa Banaan-bax ka dhan Madaxweynaha Somaliland+VIDEO
    Somalia

    Guddoomiye Cirro oo ugu baaqay Taageerayaashiisa Banaan-bax ka dhan Madaxweynaha Somaliland+VIDEO

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyNovember 17, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Gudoomiyaha xisbiga mucaaradka ah Somaliland ee WADDANI C/raxmaan Maxamed C/llaahi Cirro, ayaa taageerayaashiisa ugu baaqay in maalinta Barri iskugu yimaadaan xafiiskiisa ku yaala Magaalada Hargeysa si fariimo loogu sheego.

    Gudoomiye Cirro ayaa taageeraashiisa gobolka Maroodi jeex ku koobay isku soo bax ay ku muujinayaan sida uga xun yahay nidaamka loo soo xulay xubno ka mid ah guddida doorashooyinka Somaliland.

    “taageerayaasha xisbiga WADDANI ee gobolka Maroodi jeex in barri sideeda subaxnimo iskugu yimaadan xarunta xisbiga si loogu sheego fariimo muhiim ah oo qarankan lagu badbaadinayo”ayuu yidhi Cirro oo iskugu yeedhay taageerayaashiisii.

    Gudoomiyaha xisbiga WADDANI waxa uu waxgaradka Somaliland ugu baaqay in la iskugu yimaado shir lagu badbaadinayo Somaliland, taas oo uu sheegay inuu madaxweynuhu halis galinayo.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    March 23, 2026

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    March 23, 2026

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    March 23, 2026
    Latest Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Saamaynta Dhaqaalaha aduunka Ee dagaalka lagu hayo Wadaadada Iran

    Qorshaha Trump Ee dagaalka Iran iyo Todobaadka Afraad?

    Roobabkii Guga oo ka curtay Puntland

    Sadex Todobaad kadib iyo dagaalka Wadaadada Iran ka dhanka ah?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.