Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Guddoomiye Dhooba-daareed “Awoodaha Madaxda Sare ee Puntland looma sina”+VIDEO
    Puntland

    Guddoomiye Dhooba-daareed “Awoodaha Madaxda Sare ee Puntland looma sina”+VIDEO

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyOctober 28, 2019Updated:October 28, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland Cabdixakiin Maxamed Axmed (Dhoobo Daareed), oo BBC-da la hadlay ayaa sheegay in habka xasaanad ka qaadidda saddexda mas’uul ee ugu sarreeya dowladda Puntland ay caddaalad-darro ka jirto.

    Mudane Dhoobo ayaa soo jeediyay in guddoomiyaha Baarlamanku uu la sinnaado madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka, marka laga hadlayo xasaanad ka qaadidda.

    Sida ku xusan Dastuurka Puntland, Madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenku waxaa lagu ridi karaa 44-cod, halka guddoomiyaha Baarlamanka lagu ridi karo 34-cod oo keliya.

    Sidoo kale, wuxuu soo jeediyay in Dastuurka Puntland dib loo furo, si loo simo xasaanadda saddexda mas’uul ee ugu sarraysa dowladda.

    Balse, BBC-da ayaa weydiisay “ guddoomiye waxaa jirtay, in aad Baarlamankii xilligaas Dastuurka ansixinayey aad kamid ahayd, markaas kuuma muuqan miyaa ma maanto aad guddoomiye tahay ayay kuu muuqata?

    Mudane Dhoobo ayaa ku jawaabay “ anigu xilligaas Baarlaman wuxuu yahay iyo wax kuraastu kala tahay midna ma fahamsaneyn eedna taas kuma yeelan karo”

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.