Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Guddoomiye Ismaaciil “Puntland waa Hoggaanka Waxbarashada iyo Siyaasadda Soomaaliya” (Daawo)
    Puntland

    Guddoomiye Ismaaciil “Puntland waa Hoggaanka Waxbarashada iyo Siyaasadda Soomaaliya” (Daawo)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyApril 18, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    GAROOWE (IDIL NEWS)- Guddoomiye ku-xigeenka Labaad ee Golaha Wakiilada Dowladda Puntland Ismaaciil Maxamed Warsame, ayaa si kulul uga jawaabay Hadal kasoo yeeray Wasiirka Waxbarashada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, kaas oo ku aadanaa inay Puntland diiday ka qeyb-galka imtixaanka Shahaadiga ah ee ay Wasaaraddiisu diyaarisay.

    Guddoomiye Ismaaciil Warsame, ayaa sheegay in Hadalka C/llaahi Goodax Barre uu yahay wax lala cajabo, uuna u maleynayo in uusan si fiican u akhrin Dastuurka KMG ah ee Dowladda Federaalka Soomaaliya.

    Waxaa uu xusay in hadalkiisu uu u muuqday Hanjabaad maran oo uu u jeedinayo Shacabka Degaanada Puntland, isagoona ugu baaqay in uu meel fagaare ah ka raalli-geliyo Dadka Puntland, uusana ku cayaarin sumcadiisa.

    Ugu dambeynta, Guddoomiye ku-xigeenka Labaad ee Golaha Wakiilada Dowladda Puntland Ismaaciil Maxamed Warsame, ayaa sheegay in Dowladda Puntland ay tahay Hoggaanka Waxbarashada iyo Siyaasadda Soomaaliya, aysana cid marti uga aheyn.

    Daawo.

    https://www.facebook.com/sbcsomalitv/videos/2256981164553692/

    IDIL NEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.