Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan, ayaa magacaabay Guddiga KMG ah oo soo diyaariya saameynta cudurka Covid19 ku yeeshay dalka, kaas oo ka kooban 9 Xildhibaan.