Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Guddoomiye Muufo “Xildhibaan Cawil waxaa laga doortay Deg. Jariiban kamana warqabo”+VIDEO
    Puntland

    Guddoomiye Muufo “Xildhibaan Cawil waxaa laga doortay Deg. Jariiban kamana warqabo”+VIDEO

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyOctober 27, 2019Updated:October 27, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Gudoomiyaha degmada Jariiban, Maxamuud Maxamed Maxamuud “Muufo”ayaa ka jawaabay hadalkii Xildhibaan Cawil Daad, isagoona sheegay in laga doortay Degmada Jariiban oo uusan war ka heyn.

    “Xildhibaanka waxaa laga doortay Degmada Jariiban Wax war ahna kama uu hayo deegaanka laga doortay, waxaana ugu danbaysay maalintii la doortay”, ayuu yiri Gudoomiyaha degmada Jariiban, Maxamuud Maxamed Maxamuud “Muufo”

    https://www.facebook.com/Kasmaalmedia/videos/427135031335691/
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.