Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Halkee marayaa Dhismaha Wadada Halbowlaha ee Gaalkacyo ? (Daawo)
    Puntland

    Halkee marayaa Dhismaha Wadada Halbowlaha ee Gaalkacyo ? (Daawo)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMarch 3, 2019Updated:March 3, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    GAALKACYO (IDIL NEWS)-Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobalka Mudug, waxaa si habsami leh uga soconaya Dhismaha Wadada Halbowlaha ee Magaalada, taas oo ay dhismaheeda iska kaashanayaan Maamulka iyo Shacabka Gaalkacyo.

    Dhismaha Wadada oo ay waddo Shirkadda Kebarco ayaa ah Wajigii labaad, Shacabka ayaana ka qeyb qaadanaya Dhismaha Wadada iyo Naqshadeyteeda.

    Qaar kamid ah Dhalinyarada Magaalada Gaalkacyo oo is xilqaamay ayaa bilaabay inay si iskood ah u caawiyaan Shirkadda Kebarco, Iyagoona marinaya qeybaha laamiga ee lasoo dhisay Caalamadaha lagu hagayo Gaadiidka.

    Halkan hoose ka daawo muuqaalka oo faahfaahsan.

    Halka ka Daawo.

    https://www.facebook.com/Kasmaalmedia/videos/846901838994453/

    IDIL NEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.