Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Halkee Xamaas kasoo galaa Dhaqaalaha faraha badan Ee ay haysato?
    Somalia

    Halkee Xamaas kasoo galaa Dhaqaalaha faraha badan Ee ay haysato?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.November 15, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xamaas waa Koox da ugu qanisan kooxaha dagaalama ee caalamka,waxayna hantidoodu gaaraysaa ku dhawaad $1-Bilyan.

    Afar qaybood ayay kasoo gashaa Lacagtaas,kuwaasoo kala ah…

    1.Taageero uga timaada Dowladaha.
    2.Canshuur ururinta.
    3.Maalgashiga
    4.Deeqo.

    Dowlada ugu weyn ee taageerta Xamaas,waa Dowlada Iran oo Sanadkii waxay siisaa $100-Milyan.

    Canshuurta soo gasha Bishii,waa $12-Milyan,waxayna ka uruuriyaan Qasa,si gaar ah Ganacsiga ukala goosha Masar iyo Qasa.

    Maalgashiga Ganacsi ee ay ka sameeyaan dhaqaalaha,waxaa ugu weyn Crypto Currency,oo waxay Bitcon ka sameeyeen faa’ido gaaraysa $41 Milyan 2019-2023.

    Crypto Currency waa meel aysan Dowlado maamulin,sidaa daraadeed lama ogaan karo Lacagaha udhexmara oo xataa,waxaa si Ganacsi ah ugu soo marsiiya Lacag Dadka taageera Xamaas iyo Dowlada Iran.

    Sidoo kale,waxay maalgashi badan ku samaysatay Xamaas Ganacsiga Galbeedka Aasiya.

    Deeqaha ugu badan,waxay ka heshaa Dad iyo Hay’ado kala jooga Yurub,Aasiya iyo Khaliijka Carabta

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.