Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Hargeysa: Maxkamada Racfaanka oo xoriyadoodii dib u siisay Carruur darbi-jiif ah (Daawo)
    Puntland

    Hargeysa: Maxkamada Racfaanka oo xoriyadoodii dib u siisay Carruur darbi-jiif ah (Daawo)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMarch 7, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    HARGEYSA (IDIL NEWS)-Maxkamada Racfaanka ee Magaalada Hargeysa ee xarunta Maamulka Somaliland, ayaa xukuntay in xabsiga laga sii daayo carruur darbijiif ah oo hore loogu xukumay xarig.

    Maxkamada Gobolka Maroodijeex ayaa hore ugu xukuntay min lix bilood oo xarig ah carruurtan oo laga soo ururiyay wadooyinka magaalada Hargeysa, balse garabka dhallinyarada xisbiga mucaaradka ah ee wadani oo ayaa u qabtay qareen carruutan si uu ugu doodo .

    Qareenka u Doodayay Carruurtan oo lagu Magacaabo Mubaarik Cabdi Ismaaciil, ayaa saxaafada u sheegay in carruurtan aan lagu helin wax dambi ah.

    Daawo.

    IDIL NEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.