Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Hawlgalka Midowga Afrika Ee Somaliya oo wakhtiga loo kordhiyay
    Puntland

    Hawlgalka Midowga Afrika Ee Somaliya oo wakhtiga loo kordhiyay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 24, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Hawlgalka Midowga Afrika,waxaa la siiyay mudo xileed ilaa Sanadka danbe dhamaadkiisa ah,waxayna ubadan tahay marka wakhtigaa la gaaro in mudo kordhin kale loo samayn doono,maadaama danaha Dowladaha waa weyn weli uu ku xiran yahay.

    Maraykanka oo ah Deeq bixiyaha ugu balaaran ,wuxuu ku bixiyay taageerida hawlgalka xasilinta midowga Afrika ee Somaliya $ 1.6 Bilyan ilaa maalinkii uu bilowday.

    Hawlgalka Midowga Afrika ee Somaliya ma’ahan mid mira dhalay,waxaana lagu tilmaami karaa mid faashil ah.

    Sababaha hawlgalkan ufashilmay,waxaaa laga xusi karaa……..

    1.Dowladaha Ciidamadu ka yimaadaan oo musuq dilooday.

    1. Somalida oo aan daacad ka ahayn dhismaha qarankeeda.
    2. NGO- yada maxaliga ah,ganacsato,shaqaalaha caalamiga ah ee Xalane degan iyo Shirkado shisheeye oo aan rabin soo afjarida mashruucan.

    4.Dowladaha waa weyn ee taageera hawlgalkan oo laftigoodu aan rabin in lasoo afmeero.

    Aussom,waa mashruuc fashilmay.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.