Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Hay’ad $20 Milyan oo dollar ku bixinaysa xaalada COVID-19 ee Soomaaliya
    Somalia

    Hay’ad $20 Milyan oo dollar ku bixinaysa xaalada COVID-19 ee Soomaaliya

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyAugust 19, 2021No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Hay’adda USAID ayaa $ 20 milyan oo dheeraad ah ugu deeqday Sanduuqa Carruurta ee Qaramada Midoobay (UNICEF) ee Soomaaliya si looga caawiyo la-dagaallanka cudurka faafa ee COVID-19.

    Kaalmadani cusub waxay keenaysaa maalgelinta USAID ee UNICEF Soomaaliya in ay gaartay $ 34.7 milyan sannadka 2021.

    Waxay kaalin mug leh ka qaadan doontaa taageeridda ururka iyo la-hawlgalayaasheeda si kor loogu qaado awoodda maxalliga ah loona xoojiyo adkaysiga bulshooyinka iyo nidaamyada wax-ka-qabashada COVID-19 masiibada iyo dhibaatooyinka kale ee dalka horyaalla.

    Hay’adda USIAD waxay sheegtay in maaliyaddan cusub aysan kaliya gacan ka geysaneyn yareynta saameynta masiibada Covid19, laakiin waxay sidoo kale xoojin doontaa ilaalinta carruurta, caafimaadka, iyo adeegyada nafaqada, iyo sidoo kale bixinta biyo nadiif ah iyo fayadhowr wanaagsan, ayaa lagu yiri warbixinta.”

    Idilnews

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Isbarbardhiga doorashada Xasan iyo doorashooyinka SL&PL

    December 26, 2025

    Puntland oo uheshay mashruuc Wadada Galkacyo-Goldogob

    December 26, 2025

    Shiine”Maraykanku,wuxuu isku dirayaa anaga iyo Hindiya”.

    December 26, 2025
    Latest Posts

    Israel announces official recognition of Somaliland as independent state

    Faallo:-Isbarbardhiga doorashada Xasan iyo doorashooyinka SL&PL

    Puntland oo uheshay mashruuc Wadada Galkacyo-Goldogob

    Shiine”Maraykanku,wuxuu isku dirayaa anaga iyo Hindiya”.

    Dhismaha garoonka diyaaradaha Galkacyo oo lakala saxiixday

    Faallo:-Khudbadii Madaxweyne Xasan Ee Caawa

    Mucaaradka Muqdisho oo qaadacay doorashada Xasan Shiikh

    Faallo:-“Xasan,waa ciyaarayaa waliba ciyaar kaligiis ah oo khiyaali ah”

    Safiirkii Maraykanka Ee Somaliya oo la badalay

    Hawlgalka Midowga Afrika Ee Somaliya oo wakhtiga loo kordhiyay

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.