Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Hogaamiyihii Daacish Somaliya oo lagu dilay Garaacistii Diyaaradaha Maraykanka
    Puntland

    Hogaamiyihii Daacish Somaliya oo lagu dilay Garaacistii Diyaaradaha Maraykanka

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 2, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ku-xigeenkii,islamarkaana la aaminsan yahay in uu ahaa Hogaamiyaha Daacish ee xiligan oo Muumin badalay,Cabdiraxmaan Ciise Faahiye,waxaa lagu dilay garaacistii Xalay.

    Labadii Todobaad ee udanbeeyay,waxaa Lala socday dhaqdhaqaaqiisa,isagoo ilaa Toban meelood ka guurguuray oo Aaga badashay.

    Markii Garaacista lagu fulinayay,waxaa la socday 18-ilaaladiisa ah oo la Geeriyootay,horay,waxaa ula socon jirtay 15-ilaalo ah mar walba.

    Faahiye,waxa uu ahaa hogaamiyaha soo saari jiray amarada dhibka badan ee lagu baadi jiray Ganacsatada iyo kuwa lagu layn jiray Haldoorka Bulshada.

    Faahiye,waxaa lagu tilmaami jiray in uu ahaa Nin ku dhow Ajaanibta oo aad ugu daran Somalida Qaybta ka ah kooxda argagixisada.

    Sidoo kale,waxa uu ahaa Nin Af xun oo si argagax leh ula hadli jiray Dadka.

    Waa la xaqiijiyay Dilkiisa.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.