Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Hoggaamiye Ku-xigeenkii Daacish oo lagu dilay Duqeyn (Daawo)
    Puntland

    Hoggaamiye Ku-xigeenkii Daacish oo lagu dilay Duqeyn (Daawo)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyApril 15, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    BOOSAASO (IDIL NEWS)-Wasiirka Amniga Puntland ayaa xaqiijiyay in duqeyn ka dhacday gobolka Bari lagu dilay ku xigeenkii hogaamiyaha Daacish ee Soomaaliya Cabdixakiin Dhoqob.

    Wasiirka waxaa uu sheegay in duqeynta ay si gaar ah uga dhacday Tuulada Xiriiro oo hoostaga Degmada Isku-Shuban ee Gobalka Bari.

    Dhinaca kale Duqeynta ayaa loo maleynaya iney fuliyeen diyaaradaha dagaalka ee Mareykanka, waxaana la sheegay xilliga la beegsanayay in ay ku jireen Safar.

     Qof kale oo ana weli la aqoonsan ayaa la sheegay inuu la dhintay ninkaasi, iyadoo la sheegay in Gaari noociisa ay somalidu u taqaan (Kabta Buudka uu watay) Ninkan.

    Daawo.

    https://www.facebook.com/sbcsomalitv/videos/392327168269053/

    IDIL NEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.