Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Hoggaanka Xisbiga Congres-ka oo garab istaag u Muujiyay Ilhan Cumar (Daawo)
    Puntland

    Hoggaanka Xisbiga Congres-ka oo garab istaag u Muujiyay Ilhan Cumar (Daawo)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyFebruary 13, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    WASHINGTON (IDIL NEWS)-Maqaawiirta Xisbiga Dilmuquraadiga iyo Hoggaankooda sar sare, ayaa si buuxda u garab istaagay Xildhibaanad Ilhan Cumar, kaddib dhaleecayno isdaba joog ah oo Ilhan kala kulantay dhanka Xisbiga Jamhuuriga iyo Madaxweyne Donald Trump oo isku dhan ah.

    Hoggaamiyaha Aqlabiyada Xisbiga Dilmuquraadiga ee Aqalka Congres-ka Nancy Pelozy, ayaa ka codsatay Ilhan Cumar inay raali-gelin ka bixiso gef ka dhacay oo ku aadanaa Tageerada loo jeediyo Yuhuuda.

    Dhanka kale, Guddoomiyaha Arrimaha Dibedda Aqalka Congres-ka Aliot Engel oo Aqalka kasoo gala New York District, ayaa mar uu ka hadlayay arrinta Ilhan, waxaa uu tilmaamay inay aheyd arin argagax ah oo aan uusan ka filayn qof Congres-ka kamid ah.

    Aliot Engel oo sii hadlayay ayaa tilmaamay in aysan u dulqaadan Karin Warka kasoo yeeray Xubnaha Jamhuuriga iyo Madaxweyne Trump eek u aadan Dhaleeceynta iyo soo jeedinta Is-casilaada ee Ilhan, Isagoona Xusay in aysan dhagahoodu u dulqaadan doonin.

    Daawo.

    IDIL NEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.