Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Holland: Weerar ka dhacay Magaalada Utrecht (VIDEO)
    Puntland

    Holland: Weerar ka dhacay Magaalada Utrecht (VIDEO)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMarch 18, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    UTRECHT (IDIL NEWS)-Nin hubeysan ayaa waxa uu rasaas ku furay dad ku sugan Goob laga raaco tareenada oo ku taalla Magalada Utrecht ee dalka Holand, waxaana weerarkaas ka dhashay khasaaro kala duwan.

    Warbaahinada Caalamka ayaa waxa ay tebinayaan in Ninkaasi rasaasta uu ku furay dadka ku sugnaa Goobta tareenada laga raaco inay dad farabadan u geysatay dhaawacyo qaarkood halis ah.

    Saraakiil boolis ayaa waxa ay sheegeen in Ninka uu dadka isugu daray qeylo iyo rasaas taas oo dadka aragagax gelisay, waxaana Ciidamadu ay gebi ahaan xireen Goobta ay wax ka dhaceen.

    Goobta uu weerarka ka dhacay ayaa waxaa la geeyey ciidamo farabadan oo boolis ah iyo diyaaradaha kuwa qumaatiga u kaca, iyada oo weli aan faah faahin laga bixin halka uu ku dambeeyey ninka weerarka geystay.

    Ra’iisul Wasaaraha dalka Holand Mark Rutte ayaa sheegay in weerarkaas uu ka xun yahay,waxaana uu goordhow kulan deg deg ah isugu yeeray Hay’adaha Amniga.

    Daawo.

    IDIL NEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.