Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho,ayaa sheegaya in tiro Hoobiyeyaal ah ay ku dhaceen Agagaarka Madaxtooyada Villa Somaliya. Ilaa hadda ma cadda khasaaraha ka dhashay weerarkan. La soco wararkayga danbe.