Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Hooyada Caa’isho Ilyaas oo sheegtay in la marin habaabiyay Kiiskii Gabadheeda (Daawo)
    Puntland

    Hooyada Caa’isho Ilyaas oo sheegtay in la marin habaabiyay Kiiskii Gabadheeda (Daawo)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyApril 16, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    GAALKACYO (IDIL NEWS)-Saynab Cabdiwahaab oo ah Hooyada dhashay Caasho Ilyaas Aadan  oo aheyd Gabar yar, Da’deedu gaareysay 12 sanno jir, oo la hadashay Warbaahinta ayaa Sheegtay in Cadaalad xumo ay tirsaneyso Dowladda Puntland.

    Saynab C/wahaab ayaa Sheegtay in ay aad uga xun tahay in Ciidamada CID-da Puntland, ay maanta shaaca ka qaadaan inay bilaabayaan Baaritaanka Kufsigii iyo Dilkii loo geystay Caa’isho Ilyaas oo ay kasoo wareegtay Labo bilood.

    Waxaa ay sheegtay in Rag sheegay inay ka socdaan Ciidanka CID-da Puntland ay shalay u yimaadeen iyagoo sheegaya inay bilaabayaan baaritaanka Kiiskii Caa’isho, ayna xuseen in Ciidanka PSF-tu ay horey uga boobeen barista Kiiskan.

    Hooyo Saynab ayaa ugu baaqday Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid C/llaahi Deni, inuu u fuliyo balanqaadkiisii ahaa inay cadaalada la horkeeni doono dadka loo hayo Falkii foosha xumaa ee loo geystay Gabadheeda.

    Daawo.

    https://www.facebook.com/Yu.abdi.shire/videos/2092519140861425/

    IDIL NEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.