Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»ICJ oo markale dib u dhigtay dhageysiga Dacwadda Badda ee Somalia & Kenya
    Somalia

    ICJ oo markale dib u dhigtay dhageysiga Dacwadda Badda ee Somalia & Kenya

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMay 19, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Maxkamada Caalamiga ah ee Cadaalada Aduunka ayaa markii saddexaad dib udhigtay dhageysiga Dacwada Muranka dhinaca Badda ah ee udhaxeeya Soomaaliya iyo Kenya.

    War kasoo baxay Xarunta Maxkamada ee Magaalada Hague ayaa lagu sheegay in Codsi ka yimid Dowlada Kenya iyo Xaalada Cudurka Coronavirus darteed ay Maxkamadu go’aansatay in Dhageysiga Dacwada dib loo bilaabo Bisha March ee Sanadka 2021ka.

    Go,aanka Maxkamadda ICJ ayaa noqonaya dharbaaxo Siyaasadeed iyo fashil soo foodsaaray Dowladda Federaalka ee uu hoggaamiyo Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo, maadama Dowladdiisu 4 sanno ee muddo xileedkeeda waxba ka qaban Dacwadda badda.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    March 23, 2026

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    March 23, 2026

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    March 23, 2026
    Latest Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Saamaynta Dhaqaalaha aduunka Ee dagaalka lagu hayo Wadaadada Iran

    Qorshaha Trump Ee dagaalka Iran iyo Todobaadka Afraad?

    Roobabkii Guga oo ka curtay Puntland

    Sadex Todobaad kadib iyo dagaalka Wadaadada Iran ka dhanka ah?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.