Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Ilhan Omar oo dacwad furitaan ah ka gudbisay Seeygeeda.
    Somalia

    Ilhan Omar oo dacwad furitaan ah ka gudbisay Seeygeeda.

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyOctober 7, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xildhibaanadda gobolka Minnesota ku matasha Aqalka sare Mareykanka Ihaan Cumar ayaa dacwad furitaan ah ka gudbisay seeygeeda Axmed Xirsi.
    Ihaan Cumar ayaa waxay dacwadda ka gudbisay gobolka Minnesota Jimcihii.

    Ilhaan iyo Xirsi ayaa waxay isguursadeen sannadkii 200-dii waxayna kala tageen 2008-ddii Waxay kaddib guursatay nin kale oo lagu magacaabo Axmed – oo haysta dhalashada Ingiriiska Ahmed Elmi – oo jooga Minneapolis 2009, markan waxay ahayd mid rasmi ah oo dokumentiyada sharciga ah iyo wax walba leh. Si kastaba ha noqotee, waxaa lagu soo waramayaa inay kala tageen 2011 oo uu ku laabtay UK … laakiin si sharci ah looma furin ilaa iyo 2017-kii. ka dibna waxay dib isu guursadeen sanaddii 2018-kii Axmed Xirsi.

    “Khilaafka lammaanahaan ayaa waxa uu gaaray meel aan ka soo noqosha lahayn,” Sidaasi waxaa sheegay maxkamadda Minnesota ee dacwadda loo gudbiyay.

    Waxay ilhaan sheegtay inay raadinayso sharci ilaalinaya caruurta waxayna maxkamadda weydiisatay inay u ogolaato goob sharciga waafaqsan oo si wada jir ah loogu hayo 3-deeda caruur.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    March 23, 2026

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    March 23, 2026

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    March 23, 2026
    Latest Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Saamaynta Dhaqaalaha aduunka Ee dagaalka lagu hayo Wadaadada Iran

    Qorshaha Trump Ee dagaalka Iran iyo Todobaadka Afraad?

    Roobabkii Guga oo ka curtay Puntland

    Sadex Todobaad kadib iyo dagaalka Wadaadada Iran ka dhanka ah?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.