Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Imisa Sano ayay qaadanaysaa in Somaliya shidaal laga qodo?
    Puntland

    Imisa Sano ayay qaadanaysaa in Somaliya shidaal laga qodo?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 8, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Meel ka mid ah Somaliya in Shidaal laga dilaaciyo,waxay qaadanaysaa hadii si sax ah wax usocdaan 9-10 Sano oo kadib.

    Haatan Turkigu,wixii uu kusoo arkay Baloogyadii uu baaray,ayuu soo bandhigayaa bishan 15-keeda.

    Markaas kadib,ayaa loo hawlgalayaa in Afka Baloogaas la raadiyo oo la dalooliyo,kadibna laga soo qaado tijaabo xaqiijisa kaydka Shidaal ee ku jira noociisa iyo in uu iib geli karo.

    Kadib marka la xaqiijiyo in kaydka la helay uu yahay mid iibgeli kara,ayaa loo raadinayaa Shirkado maalgeliya.

    Haduu noqon waayo kaydka shidaal ee la xaqiijiyay mid iibgeli kara,halkaas,ayaa looga tagayaa.

    Baloogyada Badda ee Galmudug ilaa JL,waxay dhan yihiin 66-Baloog,halka PL Badeeda lagu qiyaaso 60- Baloog,iyadoo shidaalku mar walba ubadan yahay dhanka Waqooyi.

    Sidoo kake,waxaa jira rajo Shidaal oo ka jirta Dhulka,gaar ahaan Ceelal ku yaal Holhol iyo Shabeellooyinka.

    Balse Shidaalka dhulku,waa ka adag yahay qodistiisu kan Badda,sidoo kale,waxaa caqabad ah amniga,sidaa daraadeed Shidaal dhanka dhulka laga qodo waa rajo ay adag tahay in ay rumowdo.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    March 23, 2026

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    March 23, 2026

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    March 23, 2026
    Latest Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Saamaynta Dhaqaalaha aduunka Ee dagaalka lagu hayo Wadaadada Iran

    Qorshaha Trump Ee dagaalka Iran iyo Todobaadka Afraad?

    Roobabkii Guga oo ka curtay Puntland

    Sadex Todobaad kadib iyo dagaalka Wadaadada Iran ka dhanka ah?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.