Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»In ka badan 40-Xubnood oo Argagixiso ah oo dileen Ciidamada PL
    Puntland

    In ka badan 40-Xubnood oo Argagixiso ah oo dileen Ciidamada PL

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 4, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ciidamada Difaaca Puntland,waxay Saakay Aroortii hore qaadeen weerar 5-Jiho ah oo ay ka qaybgaleen Laba Guuto oo ka kala tirsan Badda iyo Daraawiishta.

    Ciidanku,waxay Cagta mariyeen Subixii horaba Fadhiyadii argagixisada ee kala ahaa….

    B.Maygaag.
    T.Godin daray.
    J.Markadaan.
    X. Godin saaf.
    Kh.Yisilix.
    D.Dhariin.
    R.Haraaryo Talal.
    S.Kur diini.

    Kadib,waxay Ciidanku sii wadeen sifaynta argagixisada,waxayna gaareen Taliskii Shubka ka samaysnaa ayna usaarnaayeen Hubka culus argagixisada ee Tuulada Qurac.

    Ciidamada Difaaca Puntland,waxay halkaas kula galeen argagixisada dagaal adag oo mudo socday,kaasoo ugu danbayn Ciidanku ku qabsaday Taliskaas.

    Dagaalkaas Ciidanka PL,waxay ku dileen 42-argagixisada ah oo 10 ay tahay Ajaanib,waxay ku qabsadeen Hub iyo Saanad fara badan oo laga xusi karo…..

    B.Suu Dhulka yaala.
    T.Shilke Dhulka yaala.
    J.Dhashiike Dhulka yaala.
    X.Qoriga PKM oo 5 ah iyo 3-Isnaybar.
    Kh.Tiro Akayaal ah.

    Ciidamada Difaaca Puntland waxaa soo gaaray khasaare gaaraya…

    1.10-Shahiiday.
    2.30-Dhaawacantay oo 24 Dhaawacoodu aad ufudud yahay lagana soo qaadin Furinta hore.

    Ciidanka Difaaca Puntland,waa Xaajaysteen Maanta,waxayna gudaha ugaleen 50-kii KM ee ugu danbeeyay Dhulka argagixisadu ku dhuumaalaysanaysay,iyagoo 20-KM oo ka mid ah nadiifiyay.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.