Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Waxaan hada kulan uga socda Hotel ka Jazeera Xildhibaanada 2-da Aqal ee Baarlamaanka oo tiradooda gaareyso 140 waxayna katashanayaan marxalada kala guurka ah maadama uu dhamaadey mudo xileedkii Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka. Jibril Qoobey.