Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Caafimaadka Dowladda Puntland Dr. Cabdinaasir Xaaji Yuusuf, ayaa xariga ka jaray qeyb cusub oo lagu kordhiyay Isbitaalka Guud ee Gobalka Mudug.